HomeWararRW Rooble oo shaaciyay sababta loo furay wadooyinkii xirnaa ee Muqdisho

RW Rooble oo shaaciyay sababta loo furay wadooyinkii xirnaa ee Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta shaaciyay inuu kamid ahaa muddo bil kahor dadka shacabka ah ee dhibaatada ku qabay xirnaashaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlaayay Munaasabad lagu daah-furayay waddooyinka ee Muqdisho ayaa sheegay in waddooyinkii xirnaa ee Caasimadda dalka loo furay si loo fududeeyo nolosha, Ganacsiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta shaaciyay inuu kamid ahaa muddo bil kahor dadka shacabka ah ee dhibaatada ku qabay xirnaashaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlaayay Munaasabad lagu daah-furayay waddooyinka ee Muqdisho ayaa sheegay in waddooyinkii xirnaa ee Caasimadda dalka loo furay si loo fududeeyo nolosha, Ganacsiga iyo isu socodka dadweynaha Gobolka.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha in Shacabka Muqdisho ay muddo badan dhibaato ku qabeen xirnaashaha waddooyinka, isagoona raali-geliyay shacabka ku dhaqan Caasimadda ee dhibaatada ku qabay xirnaanshiyaha waddooyinka.

Sidoo kale Maxamed Xuseen Rooble ayaa tilmaamay in haatan la furay qaar kamid ah waddooyinka, welina ay harsan yihiin kuwo kale, hayeeshee furitaanka waddooyinka xiran laga sugayo la shaqeyn shacabka ee laamaha amniga dowladda.

Si kastaba Shacabka kunool Gobolka Banaadir ayaa dhibaato farabadan ku qabay xirnaashaha waddooyinka, waxaana dowladda haatan la furtay waddooyin dhowr ah, isla markaana laga qaaday dhagxaanta markii horey lagu jaray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts