HomeWararCiidamo goob fagaare ah ku burburiyay Maandooriyeyaal farabadan

Ciidamo goob fagaare ah ku burburiyay Maandooriyeyaal farabadan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidanka Booliska Maamulka Puntland ee Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay maandooriyeyaal farabadan oo la doonayay in si qarsoodi ah loo geliyo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolkaas. Ciidanka Booliska ayaa Maanta goob fagaare ah oo ku taalla Boosaaso ku burburiyay maandooriyeyaasha oo isugu jiray dhalooyin khamri ah, xashiish iyo waxyaabo kale, waxaana halkaas ku sugnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska Maamulka Puntland ee Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay maandooriyeyaal farabadan oo la doonayay in si qarsoodi ah loo geliyo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolkaas.

Ciidanka Booliska ayaa Maanta goob fagaare ah oo ku taalla Boosaaso ku burburiyay maandooriyeyaasha oo isugu jiray dhalooyin khamri ah, xashiish iyo waxyaabo kale, waxaana halkaas ku sugnaa Saraakiil ka tirsan Puntland.

- Advertisement -

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in maandooriyaha ay gacanta ku dhigeen Ciidanka amniga, xili la doonayay in la geliyo Boosaaso, laguna soo qariyay gaari.

Sidoo kale G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa u mahadceliyay Ciidanka Puntland oo uu tilmaamay inay dadaal ku bixiyeen ka hortega maandooriyaha, isagoona shacabka ka dalbaday inay la shaqeeyaan laamaha amniga Gobolka Bari.

Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhowr jeer gacanta ku dhigay maandooriyeyaal farabadan, waxaana xusid mudan in dagaalo ay dhexmareen Ciidanka iyo rag hubeysan oo ka ganacsanaayay maandooriyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts