HomeWararWafdi ka socda Dowladda oo gaaray Magaalada Baydhabo

Wafdi ka socda Dowladda oo gaaray Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sii-hayaha wasiiru-dowladda Wasaaradda Waxbarashada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo xubno uu hogaaminayay ayaa gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed. Wafdiga waxaa Garoonka diyaaradaha shaati gaduud ee Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin uu hor kacayay Wasiirka waxbarashada Maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno kale. Sii-hayaha Wasiir ku-xigeenka dalka Cabdiraxmaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sii-hayaha wasiiru-dowladda Wasaaradda Waxbarashada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo xubno uu hogaaminayay ayaa gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed.

Wafdiga waxaa Garoonka diyaaradaha shaati gaduud ee Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin uu hor kacayay Wasiirka waxbarashada Maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno kale.

- Advertisement -

Sii-hayaha Wasiir ku-xigeenka dalka Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo wafdigiisa ayaa baydhabo ku tagay mashaariic lagu hormarinayo waxbarashada.

“Waxaan maanta safar ku nimid aniga iyo wafdi aan hogaaminayo magaalada Baydhabo Jannaay ee Gobolka Baay oo aan ka sameyneyno mashaariic lagu horumarinayo waxbarashada, Waxaan u mahadcelinayaa wasiirka waxbarashada Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Baydhabo ee soo dhaweynta diiran inoo sameeyay” ayuu yiri Cabdiraxmaan Jaabiri

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts