HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Safiirada dalalka Nordic

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Safiirada dalalka Nordic

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirrada dalalka Nordic u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Rooble iyo safiirrada dalalka Nordic ayaa ka wada hadlay Arrimo kala duwan oo kamid yihiin Arrimaha amniga, Doorashooyinka dalka ka dhacaya dhamaanka sanadkaan iyo Horumarinta Dhaqaalaha. Sidoo kale inata uu socday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirrada dalalka Nordic u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo safiirrada dalalka Nordic ayaa ka wada hadlay Arrimo kala duwan oo kamid yihiin Arrimaha amniga, Doorashooyinka dalka ka dhacaya dhamaanka sanadkaan iyo Horumarinta Dhaqaalaha.

- Advertisement -

Sidoo kale inata uu socday kulanka ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday arrimaha Dowlad-wanaagga, Cadaaladda iyo nabad dhisidda Soomaaliya, waxaana kulankaas ka qeyb galay Sii-hayaha Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa safiirrada dalalka Nordic uga mahadceliyay taageerada ay siiyaan dowladda Federaalka ee ku aadan dhinacyo kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts