HomeWararXubno ka tirsan Al-shabaab oo la dilay iyo Saraakiisha Dowladda oo ka...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo la dilay iyo Saraakiisha Dowladda oo ka hadlay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab ka fuliyay  tuulooyin Hoostaga deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidammadan ayaa ka ruqaansaday deegaanka Bariire ayaa la sheegay inay halkaas ku dileen laba Saraal iyo xubno kale oo ka tirsan Al-shabaab, xili ay ku sugnaayeen deegaanka lagu weeraray. Taliyaha ururka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab ka fuliyay  tuulooyin Hoostaga deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidammadan ayaa ka ruqaansaday deegaanka Bariire ayaa la sheegay inay halkaas ku dileen laba Saraal iyo xubno kale oo ka tirsan Al-shabaab, xili ay ku sugnaayeen deegaanka lagu weeraray.

- Advertisement -

Taliyaha ururka 143 ee Ciidanka Xoogga dalka Dhamme Axmed Xasan Siyaad oo la hadlay Idaacada Ciidamada ayaa sheegay in Howlgalka lagu dilay Abaandulihii Howgalinta Al-Shabaab iyo Madaxii zakawaadka gobolka, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Sarakiisha la dilay ayuu Taliye Axmed waxa uu Magacyadooda ku kala sheegay Ciise tima weyne oo ku magac dheer Abuu dheere waxa uuna Al-Shabaab u qaabilsanaa Xilka Abaandullaha Howlgalinta iyo qooreey oo Al-shabaab u qaabilsanaa zakawaadka gobolka.

Ugu dambeeyay ee laga helay Tuulooyinka Balow iyo Nuunaay ee hoostega deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaas ay ku sugan yihiin Ciidanka dowladda, isla markaana ay wadaan howlgal lagu xaqiijinayo amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts