HomeWararAkhriso:-Jadwalka Doorashada Maamulka Hirshabeelle oo la shaaciyay

Akhriso:-Jadwalka Doorashada Maamulka Hirshabeelle oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray Jadwalka soo xulista Xildhibaanada iyo geedi socodka Doorashada Maamulkaas. Qoraal kasoo baxay Guddiga farsamada ayaa waxaa lagu sheegay in soo xuslista Xildhibaanada Cusub ee Hirshabeelle ay bilaabaneyso 21-ka bishaan Octoober 2020 ayna ku egtahay 25-ka isla bishaan. Munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada Cusub ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray Jadwalka soo xulista Xildhibaanada iyo geedi socodka Doorashada Maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Guddiga farsamada ayaa waxaa lagu sheegay in soo xuslista Xildhibaanada Cusub ee Hirshabeelle ay bilaabaneyso 21-ka bishaan Octoober 2020 ayna ku egtahay 25-ka isla bishaan.

- Advertisement -

Munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada Cusub ayaa la qorsheeyay inya dhaceyso 31-ka bishaan Octoober, waxaan kulanka koowaad ee Baarlamaanka uu  dhici doonaa 1-da bisha soo socota ee November.

Ugu dambeyn Guddiga farsamada ayaa shaaciyay in Doorashada Guddoonka Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ay dhici doonto inta u dhexeeysa 5-ta bisha November ilaa 10-ka bishaas.

Hoos ka Akhriso Jadwalka Doorashada ee lasoo saaray.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts