HomeWararMuxuu Axmed Madoobe weli u soo magacaabi la'yahay Golihiisa Wasiirada?

Muxuu Axmed Madoobe weli u soo magacaabi la’yahay Golihiisa Wasiirada?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay sababta uu weli u soo magacaabi la’yahay Golihiisa Wasiirada tan iyo markii dib loo doortay. Axmed Madoobe oo khudbad ka jeedinaayay furitaanka Kal-fadhiga 3-aad ee Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa waxa uu sheegay in uu raadinayo Midnimo iyo wadajir Jubbaland oo dhan ah, isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay sababta uu weli u soo magacaabi la’yahay Golihiisa Wasiirada tan iyo markii dib loo doortay.

Axmed Madoobe oo khudbad ka jeedinaayay furitaanka Kal-fadhiga 3-aad ee Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa waxa uu sheegay in uu raadinayo Midnimo iyo wadajir Jubbaland oo dhan ah, isla markaana haatan arrintaas guulo laga gaaray.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa Carabka ku dhuftay in hada wixii ka danbeeya uu soo dhisi doono Xukuumad tayo leh oo ka dhabaysa himilooyinka Shacabka iyo filashada ay ka qaban Dowladooda.

Sidoo  kale Axmed Madoobe ayaa bogaadiyay dadaalka ay wado Wasaarada Arimaha gudaha Jubaland ee lagu dhisayo golaha deegaanka Degmada Afmadow isagoo xusay in sidoo kale la bilaabi doono dhismaha golayaasha deegaanada Degmooyinka kale gaar ahaan Gobolka Gedo.

Ugu dambayntii Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland shaqooyinka ay hayaan isagoo si rasmi ah u furay Kal-fadhiga Sadexaad ee Baarlamaanka Maamulkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts