HomeWararBulshada laba Degmo oo Cabasho u gudbiyay Maamulka G/Banaadir

Bulshada laba Degmo oo Cabasho u gudbiyay Maamulka G/Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Eng. Cumar Cali Cabdi ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah bulshada degnooyinka Boondheere iyo Warta-nabadda ee Gobolka. Bulshada degnooyinkaas ayaa Maamulka Gobolka Banaadir u gubdiyay cabasho ay ka qaaban shilal kala duwan oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay wadada Jenaraal Daa’uud oo dhawaan dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Eng. Cumar Cali Cabdi ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah bulshada degnooyinka Boondheere iyo Warta-nabadda ee Gobolka.

Bulshada degnooyinkaas ayaa Maamulka Gobolka Banaadir u gubdiyay cabasho ay ka qaaban shilal kala duwan oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay wadada Jenaraal Daa’uud oo dhawaan dib u dhis ballaaran lagu sameeyay.

- Advertisement -

Sidoo kale Bulshada degnooyinka Boondheere iyo Warta-nabadda ayaa Maamulka Gobolka ugu baaqay in Askari Jiifo loo sameeyo wadada Jenaraal Daa’uud, si ay u yaradaan shilalka halkaas ka dhaca, sidoo kalena ka dalbaday in wax laga caqto saameynta roobka uu u geysto degmooyinkaas.

Cumar Cali Cabdi Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Maamulka Gobolka uu markasta u taagan yahay sidii uu uga Jawaabi lahaa cabashooyinka, isla markaana uu wax ka qaban doono cabashada Maanta loo soo gudbiyay.

Ugu dambeyn Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ayaa bulshada kunool degnooyinka Boondheere iyo Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir ugu baaqay inay ilaaliyaan bilicda Caasimadda gaar ahaan wadada Janaraal Daa’uud oo la dhisay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts