HomeWararMadaxweyne Waare oo kasoo horjeestay Jadwalkii Doorashada Hirshabeelle

Madaxweyne Waare oo kasoo horjeestay Jadwalkii Doorashada Hirshabeelle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamad Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay Jadwalkii Doorashada ay Maanta soo saareen Guddiga farsamada iyo soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa lagu sheegay in Jadwalkii uu soo saaray Guddiga Farsamada uu yahay mid latashi la’aan ah, isla markaana aan ka turjumeyn xaqiiqda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamad Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay Jadwalkii Doorashada ay Maanta soo saareen Guddiga farsamada iyo soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa lagu sheegay in Jadwalkii uu soo saaray Guddiga Farsamada uu yahay mid latashi la’aan ah, isla markaana aan ka turjumeyn xaqiiqda xiligaan ka jirta Hirshabeelle, laguna shaqeyn karin.

- Advertisement -

Waxaa Qoraalka lagu sheegay in Guddiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad uu u baahan yahay in la dhameeystiro oo lagu daro xubno Haween ah, isla markaana Guddiga la siiyo Tababaro iyo Awood howled.

Wasaaradda Arrimaha gudaha Hirshabeelle ayuu Madaxweyne Waare faray inay soo diyaariso Jadwalka tababarada, iyada oo kaashaneysa dowladda Federaalka, sioo kalena ay abaabusho Shirweyne dib u heshiisiineed oo loo qabanayo Bulshada Hirshabeelle.

Ugu dambeyn Qoraalka uu soo saaray Madaxweynaha ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga Farsamada uusan markale wax Go’aano soo saari karin ilaa iyo inta laga dhameystirayo xubnaha Guddigaas.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Madaxweyne Waare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts