HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo Caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo dorraad socdaal ugu ambabaxay dalka Kuwait ayaa Caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa Kuwait uga qeyb gelay tacsida iyo ducada amiirkii dalkaas Sheikh Sabaax Alaxmed Alsabaax oo dhawaan ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Mareykanka. Maxamed ayaa shalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo dorraad socdaal ugu ambabaxay dalka Kuwait ayaa Caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa Kuwait uga qeyb gelay tacsida iyo ducada amiirkii dalkaas Sheikh Sabaax Alaxmed Alsabaax oo dhawaan ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Mareykanka.

- Advertisement -

Maxamed ayaa shalay booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee Kuweyt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al-jaabir Al-sabaax, isaga oo gaarsiiyey tacsida Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ee ku aaddan geeridii Marxuum Sabaax Al-Axmed.

Labada Hoggaamiye ayaa iska xogwareystay mustaqbalka xiriirka labada dal iyo muhiimadda ay leedahay in la sii joogteeyo iskaashiga ku saleysan walaaltinimada iyo is-garab istaagga, wuxuuna Rooble booqday qabriga Marxuumka.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa Maanta booqasho ku tegay Safaaradda dowladda Federaalka ay ku leeydahay Magaalada Kuwait, isagoo halkaas kula kulmay Safiirka Safaaradda iyo howl-wadeenno, kuna boggaadiyay shaqada ay hayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts