HomeWararAkhriso:-Shaqaalaha Dowladda Somalia oo baaritaano adeg lagu sameeynayo

Akhriso:-Shaqaalaha Dowladda Somalia oo baaritaano adeg lagu sameeynayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in baaritaano kala duwan oo ah mid amni lagu sameeyn doono dhammaan shaqaalaha hay’addaha dowladda Federaalka. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Siihayaha Wasiirka Shaqada Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa waxaa lagu sheegay in shaqaalaha DFS baaritaano amni lagu sameeyn doono, isla markaana lala yeelan doono wareysiyo lana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in baaritaano kala duwan oo ah mid amni lagu sameeyn doono dhammaan shaqaalaha hay’addaha dowladda Federaalka.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Siihayaha Wasiirka Shaqada Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa waxaa lagu sheegay in shaqaalaha DFS baaritaano amni lagu sameeyn doono, isla markaana lala yeelan doono wareysiyo lana diiwaan gelinayo, si loo hubiyo macluumaadkooda saxda ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka ayaa lagu sheegay in hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ay baaritaanka ku sameeyn doonto shaqaalaha, waxaana shaqaalaha laga codsaday inay la shaqeeyaan NISA.

Qoraalka uu soo saaray Wasiir Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa ku taariikheysnaa 3-dii bishaan Octoober 2020, waxaana Qoraalkaas la ogeysiiyay Hay’adda NISA, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda iyo Madaxweynaha Jamhuutiyada Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts