HomeWararKenya oo shaacisay waqtiga la furayo Goobaha Waxbarashada oo bilo xirnaa

Kenya oo shaacisay waqtiga la furayo Goobaha Waxbarashada oo bilo xirnaa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kaddib bilooyin ay xirnaayeen iskuullada Kenya sababo la xiriira xanuunka safmarka ah ee Covid-19, ayaa waxaa haatan la shaaciyay in la furi doono 12-ka bishan October. Wasaaradda Waxbarashada Kenya ayaa maanta ku dhawaaqday in ardayda Grade 4, fasalka siddeedaad ee dugsiga dhexe iyo kan afaraad ee dusgiga sare ay yihiin kuwa ugu horreeya ee ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kaddib bilooyin ay xirnaayeen iskuullada Kenya sababo la xiriira xanuunka safmarka ah ee Covid-19, ayaa waxaa haatan la shaaciyay in la furi doono 12-ka bishan October.

Wasaaradda Waxbarashada Kenya ayaa maanta ku dhawaaqday in ardayda Grade 4, fasalka siddeedaad ee dugsiga dhexe iyo kan afaraad ee dusgiga sare ay yihiin kuwa ugu horreeya ee ku laaban doona iskuullada.

- Advertisement -

Wasiirka Waxbarshada George Magoha, ayaa warsaxaafadeed uu soos aaray ku sheegay in xilli-dugsiyeedka labaad ee ardaydaas uubilaaban doono 12-ka bisha uuna ku egyahay 11-ka December.

Ardayda ayaa fasax geli doona 24-ka December ilaa 1-da January, iyadoo xilli-dugsiyeedka sadedxaadna uu bilaaban doono 4-ta January ilaa 13-ka March.

Imtixaanaadka qaranka Kenya ayaa iyaguna la sheegay inay bilaaban doonaan March 2021, iyadoo imtixaanka dugsiga hoose ee KPCE uu bilaaban doono 22-ka March uuna dhammaan doono 24-ka March, halka imtixaanka sare ee KCSE uu bilaaban doono 25-ka March uuna ku egyahay 4-ta April.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts