HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo Booqday Safaarada Soomaaliya ee Kuwait

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Booqday Safaarada Soomaaliya ee Kuwait

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Kuwait oo booqasho ku tegay Safaradda dowladda Federaalka Soomaaliya ee Kuwait. Ra’iisul Wasaare Rooble  ayaa kulan ah xarunta Safaaradda kula qaatay Safiirka Soomaaliya ee Kuwait iyo howl-wadeenada Safaaradda, isagoo warbixin ka dhageystay Safiirka. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa safiirka Safaaradda Soomaaliya  ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Kuwait oo booqasho ku tegay Safaradda dowladda Federaalka Soomaaliya ee Kuwait.

Ra’iisul Wasaare Rooble  ayaa kulan ah xarunta Safaaradda kula qaatay Safiirka Soomaaliya ee Kuwait iyo howl-wadeenada Safaaradda, isagoo warbixin ka dhageystay Safiirka.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa safiirka Safaaradda Soomaaliya  ee Kuwait iyo howl-wadeenna uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ay shacabka ugu adeeggaan, una matalaan Qaranka iyo Ummadda.

Ugu dambeyn Maxamed Xuseen Rooble ayaa komeer ku sameeyay qolalka ay ka kooban Xarunta Safaaradda, waxaana isaga iyo wafdigiisa la socotay halkaas loogu dhaweeyay si wanaagsan.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa maalin kahor gaaray Kuwait dalka, isla markaana waxaa Rooble halkaas uu uga qeyb galay tacsida iyo duco amiirkii dalka Kuwait ee geeriyooday Sheikh Sabaax Alaxmed Alsabaax.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts