HomeWararGolaha Guurtida Somaliland oo ansixiyay xeerka Doorashooyinka

Golaha Guurtida Somaliland oo ansixiyay xeerka Doorashooyinka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Golaha Guurtida Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo tallaado mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Hargeysa, iyagoona uga dooday hal ajende. kulnakii Golaha Guurtida inta uu socdau ayaa waxaa looga dooday ansixinta Xeerka guud ee doorashooyinka Somaliland iyo diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha, waxaana kulankaas goobjoog ka ahaa 53 Xildhibaan. Intaas kadib Xildhibaanada Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Guurtida Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo tallaado mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Hargeysa, iyagoona uga dooday hal ajende.

kulnakii Golaha Guurtida inta uu socdau ayaa waxaa looga dooday ansixinta Xeerka guud ee doorashooyinka Somaliland iyo diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha, waxaana kulankaas goobjoog ka ahaa 53 Xildhibaan.

- Advertisement -

Intaas kadib Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa ansixiyay Xeerka guud ee doorashooyinka Somaliland, waxaana ogolaatay ansixintiisa 49 Mudane, laba Xildhibaan ayaa diiday, waxaana ka aamusay hal Xildhibaan.

Xeerka doorashooyinka ayaa waxaa maalmo kahor ansixiyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, iyadoo haatan uu xeerkaas u gudbayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Guddiga komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa dhawaan sheegay inay socdaan howlaha diyaar garowga qabsoomidda doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka, iyagoo xusay inay guda-galeen shaqadii doorashooyinka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts