HomeWararShir u qabsoomay Dowladda iyo xubno ka tirsan M/Goboleedyada  

Shir u qabsoomay Dowladda iyo xubno ka tirsan M/Goboleedyada  

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Siihayaha Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada dowlad Goboleedyada dalka ayaa Maanta shir yeeshay. Shirkaan oo ku qabsoomay aalada Fogaan araga ee ZOOM-ka ayaa waxaa diirada lagu saaray inta uu socday Horumarinta dhaqaalaha dalka Soomaaliya iyo wada shaqeynta Wasiirada Maaliyada Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka. Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siihayaha Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada dowlad Goboleedyada dalka ayaa Maanta shir yeeshay.

Shirkaan oo ku qabsoomay aalada Fogaan araga ee ZOOM-ka ayaa waxaa diirada lagu saaray inta uu socday Horumarinta dhaqaalaha dalka Soomaaliya iyo wada shaqeynta Wasiirada Maaliyada Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka.

- Advertisement -

Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo shir guddoomiyay Shirkaas ayaa sheegay in dowladda iyo maamul Goboleedyada ay ka go’an tahay inay si wadajir ah ugu adeegaan bulshada.

“Waxa markale inoo qabsoomay shirkii Maaliyadda dalka, Waxa aan had iyo jeer diiradda ku saarnaa Horumarinta Dhaqaalaha Dalka iyo wada shaqeynta. Mar waliba waxaa naga go’an in aan bulshada wadajir ugu adeegno” ayuu yiri Wasiir Beyle.

Siihayaha Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada dowlad Goboleedyada dalka ayaa dhowr jeer yeeshay shirar looga hadlaayay arrimaha  dhaqaalaha dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts