HomeWararMadaxweyne kuxigeenka Galmudug   oo farriin u diray Wasaaradda Qorsheynta

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug   oo farriin u diray Wasaaradda Qorsheynta

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug  Cali Dahir Ciid oo maalmahan a waday dardargalinta Howlaha Wasaaradaha ayaa manta booqday Wasaarada Qorsheynta, hormarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ah ee Galmudug oo ka mid ah Wasaaradaha ugu shaqada badan Galmudug. Madaxwayne kuxigeenka ayaa waxaa halkaasi ku so dhaweeyay Wasiir Dowlada Wasaarada qorsheynta Galmudug Cumar Zaki, iyo Wasiirku xigeenka Wasaaradasi Khadar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug  Cali Dahir Ciid oo maalmahan a waday dardargalinta Howlaha Wasaaradaha ayaa manta booqday Wasaarada Qorsheynta, hormarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ah ee Galmudug oo ka mid ah Wasaaradaha ugu shaqada badan Galmudug.

Madaxwayne kuxigeenka ayaa waxaa halkaasi ku so dhaweeyay Wasiir Dowlada Wasaarada qorsheynta Galmudug Cumar Zaki, iyo Wasiirku xigeenka Wasaaradasi Khadar Biciid.

- Advertisement -

Madaxwaynaha ayaa Masuliyiintaasi ka dhagaystay warbixin guud oo wasarada ku saabsan asago sido kale so indho indheyay qaybaha ay ka kooban tahay Wasaarada qorsheynga Galmudug.

Madaxweyne Eid ayaa ku amaanay masuliiyiinta Wasaarada qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha Galmudug qorshayaasha cad cad oo aay Galmudug u diyaariyeen iyo Shaqada qimaha leh ee ay u hayaan Galmudug wuxuna faray in ay si labo jibaaran howlaha shaqo oo aay u hayaan Galmudug

Magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa maalmahan ka socday dardargalinta Howlaha ay qabtaan wasaaradaha kala duwan ee Dowlada Galmudug waxana muqda labo kaclayn ay samaynayso Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts