HomeWararGalmudug oo balan qaad deg-deg ah u sameysay shacabka Dhuusamareeb

Galmudug oo balan qaad deg-deg ah u sameysay shacabka Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo kormeer ku tegay Xarumihii ganacsi ee ku gubtay Dabkii maanta ka kacay Magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda maamulkaas. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa u tacsiyay,  isla markaana xanuunka la qeybsday ganacsatadii ku hantibeeshay khasaarihii ka dhashay dabkaas isagoona u rejeeyey soo kabasho degdeg ah iyo badal kheyr qaba. Cali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo kormeer ku tegay Xarumihii ganacsi ee ku gubtay Dabkii maanta ka kacay Magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda maamulkaas.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa u tacsiyay,  isla markaana xanuunka la qeybsday ganacsatadii ku hantibeeshay khasaarihii ka dhashay dabkaas isagoona u rejeeyey soo kabasho degdeg ah iyo badal kheyr qaba.

- Advertisement -

Cali Ciid ayaa ballan qaaday in Maamulka Galmudug uu lacag dhan 22,000$ ugu deeqyo Guddiga ganacsatada Magaalada Dhuusamareeb ee u xilsaaran soo iibinta dab demis ay magaaladu leedahay.

Waxa uu intaas raaciyey in canshuur dhaaf loo sameynayo Ganacsatadii ku
hanti beeshay dabkaasi, isagoona ugu baaqay Rugta Ganacsiga Galmudug iyo Guddiga Ganacsatada iney garab istaagaan u mujiyaan ganacsatada walaalahooda ee waxyeeladu soo gaartay.

Kormeerkan waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku Weheliyay Wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha, wasiir k-xigeenka Maaliyada iyo wasiir ku-xigeenka shaqada iyo  Arimaha Bulshada iyo maamulka Caasimadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts