HomeWararCiidanka DANAB oo Maanta la wareegay deegaan ka tirsan Sh/Hoose

Ciidanka DANAB oo Maanta la wareegay deegaan ka tirsan Sh/Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno deegaanka Leego ee hoostega degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas duhurnimadii Maanta ay la wareegeen Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB. Ciidanka DANAB ayaa deegaanka Leego qabsaday iyada oo wax dagaal ah uusan ka dhicin, waxaana la sheegay in halkaas ay isaga baxeen dagaalamayaasha Al-shabaab oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Leego ee hoostega degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas duhurnimadii Maanta ay la wareegeen Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB.

Ciidanka DANAB ayaa deegaanka Leego qabsaday iyada oo wax dagaal ah uusan ka dhicin, waxaana la sheegay in halkaas ay isaga baxeen dagaalamayaasha Al-shabaab oo muddo gacanta ku haayay.

- Advertisement -

Taliyaha Booliska degmada Wanla-weyn Maxamed Cabdulle Xasan oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in Ciidanka DANAB ay ku sugan yihiin deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose, isla markaana ay la wareegeen.

Sidoo kale Taliye Maxamed Cabdulle ayaa sheegay in Ciidanka dowladda Federaalka ay deegaanka ka wadaan howlgalo baaritaano ah, isagoo tilmaamay in Al-shabaabkii ku sugnaa deegaanka ay isaga baxeen.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa laba maalin kahor sheegay in howlgal laga fuliyay deegaanka Leego lagu dilay 7 ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo dadka ka qaadi jiray lacago, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts