HomeWararDad shacab ah oo fariin qeylo dhaan ah u diray Maamulka Galmudug

Dad shacab ah oo fariin qeylo dhaan ah u diray Maamulka Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo saakay ka dhacay kaalin lagu iibyo shidaalka oo ku taalla bartamaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug, kaasi oo geystay Khasaaro hantiyadeed. Dabka oo marka hore ka bilowday kaalinta shidaal ayaa kusii faafay goobo Ganacsi ah oo ku dheganaa kaalinta, waxaana dabkaas uu ahaa mid xoogan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo saakay ka dhacay kaalin lagu iibyo shidaalka oo ku taalla bartamaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug, kaasi oo geystay Khasaaro hantiyadeed.

Dabka oo marka hore ka bilowday kaalinta shidaal ayaa kusii faafay goobo Ganacsi ah oo ku dheganaa kaalinta, waxaana dabkaas uu ahaa mid xoogan oo socday muddo dhowr saacadood ah, wallow markii dambe la demiyay.

- Advertisement -

Boqlaal shacab ah oo kamid ah dadka deegaanka Dhuusamareeb ayaa dadaal dheer kadib ku guuleystay inay demiyaan dabkii kacay, waxaana dabkaas uu baabi’iyay goobo ganacsi oo dhowr ah,.

Qaar kamid ah dadkii ka qeyb qaatay deminta dabkaas oo la hadlay warbaahinta ayaa Madaxda dowlad Goboleedka Galmudug ka Codsaday in halkaas si Deg-deg ah loo keeno gaadiidka dab demiska, si hantida shacabka loo badbaadiyo xiliyada ay dababkaas oo kale kacaan.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaan laheyn gaadiidka dab demiska, waxaana dhowr jeer kaalimo shidaal oo halkaas ku yaalla ka kacay dab xoogan oo geystay Khasaaro hantiyadeed oo farabadan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts