HomeWararDaacigii weynaa ee u dhashay Masar oo geeriyooday

Daacigii weynaa ee u dhashay Masar oo geeriyooday

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Allaha u naxariistee daacigii weynaa ee Masriga ahaa Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq ayaa geeriyoodey. Marxuum Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq, wuxuu ahaa qof wacdiya dadka oo ugu yeera Diinta Islaamka, wuxuuna qorey 60 buug oo Diini ah. Cabdulraxmaan wuxuu ku dhashey Manuufiya oo woqooyi kaga beegan magaalada Qaahira, waxaana sannadkii 1965-tii uu macallin ka noqdey Kuwait oo uu ku nolaa […]

- Advertisement -

Allaha u naxariistee daacigii weynaa ee Masriga ahaa Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq ayaa geeriyoodey.

Marxuum Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq, wuxuu ahaa qof wacdiya dadka oo ugu yeera Diinta Islaamka, wuxuuna qorey 60 buug oo Diini ah.

- Advertisement -

Cabdulraxmaan wuxuu ku dhashey Manuufiya oo woqooyi kaga beegan magaalada Qaahira, waxaana sannadkii 1965-tii uu macallin ka noqdey Kuwait oo uu ku nolaa 55-kii sano ee u dambeeysay, isagoo ku geeriyooday caasimadda dalkaas magaalada Kuwait.

Daaciga ayaa la sheegay in da’diisu ay ahayd 81 sano.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories