HomeWararCabsi xoogan oo Caawa ka jirta Magaalada Dhuusamareeb

Cabsi xoogan oo Caawa ka jirta Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wararka aan ka helayno Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Caawa ay ka jirto xaalad cabsi ah oo gudaha Magaalada iyo degaanada ku dhow laga dareemayo. Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay jirto Cabsi laga qabo in dagaalamaayasha Al-shabaab ay Magaalada weerar ku qaadaan, iyadoo cabsi arrintaas ku aaddan laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Caawa ay ka jirto xaalad cabsi ah oo gudaha Magaalada iyo degaanada ku dhow laga dareemayo.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay jirto Cabsi laga qabo in dagaalamaayasha Al-shabaab ay Magaalada weerar ku qaadaan, iyadoo cabsi arrintaas ku aaddan laga daremayo Magaalada, waxaana la soo werinayaa in Al-shabaab ay ku sugan yihiin meel Dhuusamareeb u jirta 20-KM oo kaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Ciidamo farbadan oo ka tirsan kuwa sida gaarka u tababaran ee Haramcad iyo kuwa qeybta 21-aad ee Ciidanka Xooga ayaa la geeyay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, kuwaasi oo la sheegay inay yihiin kuwa aad u hubeysan, isla markaana ay welinayaan Ciidanka Jabuuti ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM.

Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Al-shabaab ay jareen wadada laamiga ah ee u dhexeeysa Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Si kastaba Ciidanka Xoogga dalka ayaa dhawaan Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud, waxaana labada dhinac dhexmaray dagaalo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoona Galmudug sheegtay inay dooneyso inay la wareegto deegaan ay ku hayaan shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts