HomeWararRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta xilka lagu wareejinayo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta xilka lagu wareejinayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maanta oo Axad ah ayaa waxa la filayaa inuu si rasmi ah xilka ula wareego Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo dhawaan uu  Madaxweyne Farmaajo, lana siiyay Codka kalsoonida ah. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa la shaaciyay inuu xilka kala wareegi doono ku-simihii xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Guuleed Maxamed Khadar, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo Axad ah ayaa waxa la filayaa inuu si rasmi ah xilka ula wareego Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo dhawaan uu  Madaxweyne Farmaajo, lana siiyay Codka kalsoonida ah.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa la shaaciyay inuu xilka kala wareegi doono ku-simihii xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Guuleed Maxamed Khadar, kaasi oo xilka haayay muddo laba bil, kadib xilka qaadistii Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Golaha Wasiirada ee xilka sii-haya ayaa xalay waxaa loo diray farriimo lagu wargeliyay in Maanta ay dhici doonto Munaasabadda xil wareejinta Ra’iisul Wassaaraha Cusub Rooble, isla markaana laga doonayo inay ka soo qeyb galaan.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Warqad u diray Maxamed Xuseen Rooble, wuxuuna ku wargeliyay inuu diyaar u yahay inuu xilka ku wareejiyo, isla markaana uu siin doono warbixin guud oo ku aadan hadalka ay marayaa dhaqan gelinta howlaha waaweyn ee qeybta ka ah dib u dhiska dalka.

Sidoo kale Warqada uu Kheyre u qoray Rooble ayaa waxaa uu ku sheegay inuu doonayo in laga fogaado wax kasta oo dib u dhac u keeni kara dadaaladii loogu jiray horumarinta dalka Soomaaliya, muddadii uu xilka haayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts