HomeWararMuwaadin Soomaali ah oo u geeriyooday dhaawac ay u geysteen Ciidamo

Muwaadin Soomaali ah oo u geeriyooday dhaawac ay u geysteen Ciidamo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaladda Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd ku geeriyooday Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka halkaas ku leh goobaha Ganacsiga, siweyna looga yaqaanay dalkaas. Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdinaasir Dalnuurshe, waxaana uu u geeriyooday dhaawac Culus oo maalmo kahor ay u geysteen Ciidamo ka tirsan Booliska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaladda Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd ku geeriyooday Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka halkaas ku leh goobaha Ganacsiga, siweyna looga yaqaanay dalkaas.

Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdinaasir Dalnuurshe, waxaana uu u geeriyooday dhaawac Culus oo maalmo kahor ay u geysteen Ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Afrika.

- Advertisement -

Qaar kamid ah Eheladiisa ayaa sheegay in Cabdinaasir xiligii la dhaawacayay uu ku sugnaa goob  maqaaxi ah, kadibna la geeyay Isbitaal ku yaalla Johannesburg, hayeeshee xaaladiisa oo aad u liidatay ayuu xalay dhintay.

Dalnuurshe ayaa la tilmaamay inuu kamid ahaa dhalinyarada aadka u firfircoon ee kunool xafadda Mayfair ee dalka Koonfur Afrika, sidoo kalena waxaa uu la shaqeynayay Jaaliadda Soomaaliyeed ee xaafadda Mayfair.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu yahay Dal dhibaatooyin kala duwan loogu geysto Muwaadiniinta Soomaaliyeed, iyadoona sanadkaan gudihiisa lagu dilay Muwaadiniin Soomaali ah oo dalkaas ku lahaa goobo Ganacsi, sidoo kalena boob loo geystay goobo kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts