HomeWararGuddiga soo xulista Baarlamaanka Hirshabeelle oo gaaray Jowhar

Guddiga soo xulista Baarlamaanka Hirshabeelle oo gaaray Jowhar

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa gaaray Guddiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Xubnaha Guddiga oo ku sugnaa Muqdisho ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Guddiga soo xulista Xildhibaanada Cusmaan Maxamed Mukhtaar iyo kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe Maxamed Cabdi. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa gaaray Guddiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Xubnaha Guddiga oo ku sugnaa Muqdisho ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Guddiga soo xulista Xildhibaanada Cusmaan Maxamed Mukhtaar iyo kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe Maxamed Cabdi.

- Advertisement -

Sidoo kale Jowhar ayaa waxaa dib ugu laabtay in ka badan 30 Xildhibaan oo kamid ah Baarlamaanka Hirshabeelle, kuwaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho.

Muddo xileedka Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa waxaa uu ku egyahay 9-ka bisha soo socota ee Octoober 2020, waxaana haatan socoto qaban qaabadaii ugu dambeesay ee soo xulista Baarlamaanka 2-aad ee Maamulkaas.

Ammaanka guud ee Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa siweyn loo adkeeyay, waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka Hirshabeelle iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts