HomeWararSomaliland oo war kasoo saartay Shirkii dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

Somaliland oo war kasoo saartay Shirkii dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Somaliland ayaa warkasoo saartay Shirkii dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho, waxaana ay baaq u dirtay Beesha Caalamka. War Saxaafadeed kasoo baxay Somaliland ayaa waxaa lagu shaaciyay in aysan qayb ka hayn wax walba oo kasoo baxay shirkaasi dhawaan Madaxda dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ku dhexmaray muqdisho, kaasi lagu go’aamiyay nooca doorasho ee dalka ka dhici […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Somaliland ayaa warkasoo saartay Shirkii dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho, waxaana ay baaq u dirtay Beesha Caalamka.

War Saxaafadeed kasoo baxay Somaliland ayaa waxaa lagu shaaciyay in aysan qayb ka hayn wax walba oo kasoo baxay shirkaasi dhawaan Madaxda dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ku dhexmaray muqdisho, kaasi lagu go’aamiyay nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta.

- Advertisement -

“Waxaanu nahay dal madax-bannaan oo aan wax shaqo ah ku lahayn doorashooyinka dalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri War Saxaafadeedka.

Hoos ka Akrisho War Saxaafadeedka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts