HomeWararDarawal Mooto Bajaaj oo Magaalada Muqdisho lagu dilay

Darawal Mooto Bajaaj oo Magaalada Muqdisho lagu dilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku dilay mid ka mid ah Dhalinyarada ku shaqaysata Mooto Bajaajta, waxaana dilku uu ka dhacay degmada Hodo ee Gobalkani Banaadir. Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda Soonakey ee Degmada Hodan, waxaana wararku sheegayaan in Marxuumka la dilay uu waddada dhinaceeda ka qaaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku dilay mid ka mid ah Dhalinyarada ku shaqaysata Mooto Bajaajta, waxaana dilku uu ka dhacay degmada Hodo ee Gobalkani Banaadir.

Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda Soonakey ee Degmada Hodan, waxaana wararku sheegayaan in Marxuumka la dilay uu waddada dhinaceeda ka qaaday Askariga, balse markii ay marayeen Soonakeey ayuu Rasaas ku furay Wiilkii Moota Bajaajlaha ahaa, iaydoo uu goobta ku geeriyyoday marxuumku.

- Advertisement -

Waxaana goobta falku ka dhacay gaaray Ciidanka dowladda iyo Ehelada marxuumka la dilay.

Wararku waxaa ay sheegayaan in uu Askarigu ahaa mid soo is ticmaalay Waxyaabaha maanka dooriya, iyadoo dad Goob joogayaal ah ay inoo sheegeen in  Maydkii Marxuumka la dilay la geeyay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Dilka loo gaysto Wadayaasha Mooto Bajaajta ayaa magaalada Muqdisho joogto ka noqday, waxaana Ciidanku ay tiro dhowr jeer ah dil u gaysteen dhallinyaro badan oo ku shaqaysan jiray Mootada Seddex lugooleyda ee Bajaajta loo yaqaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts