HomeWararKhasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dhismo burburay

Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dhismo burburay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka Magaalada Mombaay ayaa horantii saaka burburay ,halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida laga soo xigtay warar ka soo baxay gudaha dalkaasi ah. Burburka dhismahaan ayaa yimid xilli ay dad badan oo deganaa halkaasi ay ahaayeen kuwo hurda,waxaana warku intaa ku daray in dad gaaraya 20-25-ruux ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka Magaalada Mombaay ayaa horantii saaka burburay ,halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida laga soo xigtay warar ka soo baxay gudaha dalkaasi ah.

Burburka dhismahaan ayaa yimid xilli ay dad badan oo deganaa halkaasi ay ahaayeen kuwo hurda,waxaana warku intaa ku daray in dad gaaraya 20-25-ruux ay ku xayiran yihiin dhismahaasi burburay.

- Advertisement -

Shaqaale kuwa gargaarka degdegga ah iyo koox badbaadiyaal ah ayaa gaaray dhismahaasi burburay oo ku yaalla Magaalada Bhiwandi  oo 40-km  u jira Magaalada Mombaay.

Bishii la soo dhaafay, ugu yaraan 13 qof ayaa dhimatay ka dib markii dhismo shan dabaq ah uu ku dumey Mahad, oo ah magaalo warshadeed165-km ka xigta Mumbai.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts