HomeWararPuntland oo Digniin kasoo saartay Roobab daadad xoogan sababi kara

Puntland oo Digniin kasoo saartay Roobab daadad xoogan sababi kara

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Arrimaha deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay Digniin Cusub oo ku socota dadka degan deegaanada Gobolada Bari iyo Sanaag, waxaana lagu wargeliyay roobab daadad wata oo halkaas ku wajahan. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda deegaanka Beeraha ayaa waxaa lagu sheegay in deegaanada Puntland gaar ahaan Gobolada Bari iyo Sanaag laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay Digniin Cusub oo ku socota dadka degan deegaanada Gobolada Bari iyo Sanaag, waxaana lagu wargeliyay roobab daadad wata oo halkaas ku wajahan.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda deegaanka Beeraha ayaa waxaa lagu sheegay in deegaanada Puntland gaar ahaan Gobolada Bari iyo Sanaag laga qabsi qabo inay ka da’aan  roobab sababi kara daadad xoogan, isla markaana daadadka ku rogmadaan deegaano ka tirsan Goboladaas.

- Advertisement -

Dadka deggan deegaanada ay dhulalkoodu hooseeyaan, meelaha biyo mareenka ah iyo Togaga ayaa loogu baaqay inay ka digtoonadaan daadadka ka dhalan kara roobabka.

Digniintan kasoo baxday Maamulka Puntland ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa, iyadoo saacadihii lasoo dhaafay roobab xoogan oo dabeylo wata ay ka da’een Gobolka Karkaar ee Puntland.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda Beeraha Puntland kasoo baxay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts