HomeWararXal laga gaaray is-qabqabsi muddo ka jiray deegaano ka tirsan Mudug

Xal laga gaaray is-qabqabsi muddo ka jiray deegaano ka tirsan Mudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Galmudug ayaa  ku guuleystay xallinta deegaanno ay ka jireen is qabqabsi dhanka dhulka ah oo u dhexeeyey xoolo dhaqato wada daga deegaanada Sadex Higlo iyo Gowlale oo ka tirsan Gobolka Mudug. Masuuliyiin isugu jira Maamulka Gobalka Mudug, Taliska Qeybta Booliska Gobalka Mudug iyo xildhibaano ayaa ku guuleystay in ay wax ka qabtaan khilaafaadka mudooyinkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Galmudug ayaa  ku guuleystay xallinta deegaanno ay ka jireen is qabqabsi dhanka dhulka ah oo u dhexeeyey xoolo dhaqato wada daga deegaanada Sadex Higlo iyo Gowlale oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Masuuliyiin isugu jira Maamulka Gobalka Mudug, Taliska Qeybta Booliska Gobalka Mudug iyo xildhibaano ayaa ku guuleystay in ay wax ka qabtaan khilaafaadka mudooyinkii la soo dhaafay ay isku hayeen beelo ka mid ah kuwa dega gobolkaasi.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in la xaliyay xiisad ka jirtay halkaas oo u dhexeeysay laba maleeshiyo beeleed, isla markaana haatan xaaladda ay tahay mid degan, lana xaliyay khilaafyadii jiray sida uu sheegay Maamulka Mudug.

Marar badan ayeey sidaan oo kale deeganada gobolka Mudug uga dhaceen xiisado iyo shaqaaqooyin la xariira lahaanshiyaha dhul daaqsimeydo  ku yaala deeganka Gobolka iyo goobaha biyaha laga cabo iyadoo maamulku uu ku dadaalayo sidii mardanbe aysan deeganka ugu soo laaban  dhacdooyin kuwaan lamidka ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts