HomeWararTaabit Cabdi” Soomaaliya uma baahna jahwareer doorasho iyo xifaaltan kooxeed”

Taabit Cabdi” Soomaaliya uma baahna jahwareer doorasho iyo xifaaltan kooxeed”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Soomaaliya aysan Xiligaan u baahnayn xifaaltan kooxeed iyo jahawareer Siyaasadeed. Qoraal uu soo saaray Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu kaga hadlay dhinacyo badan oo quseeya sisaadda Soomaaliya ee xiligaan, waxaana uu sheegay in lo baahan yahay xal rasmi ah oo ay gaaran madaxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Soomaaliya aysan Xiligaan u baahnayn xifaaltan kooxeed iyo jahawareer Siyaasadeed.

Qoraal uu soo saaray Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu kaga hadlay dhinacyo badan oo quseeya sisaadda Soomaaliya ee xiligaan, waxaana uu sheegay in lo baahan yahay xal rasmi ah oo ay gaaran madaxda dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Dhexe.

- Advertisement -

Qoraalka uu soo saaray Thaabit Cabdi ayaa u qornaa Sida tan:

Marka la eego halka ay maanta Soomaaliya joogto, ma xamili karto waqti lumin siyaasaddeed, jahwareer doorasho iyo xifaaltan kooxeed. Ummaddeena intaas waa ka baahi badan tahay, waana ka maamuus weyn tahay.

Shirka Muqdisho waa inuu noqdaa midkii gunnaanadi lahaa geedi socodkii shirrarka, doodihii arrimaha doorashooyinka iyo khilaafkii soo jiray, waana inuu xaaladda taagan si waadix ah u go’aamiyaa. Waxa qura ee la qaadan karo waa inuu shirkan kadib dalku doorasho aado, si ay shacabka, xisbiyada iyo cid walba u qaadato kaalinteeda.

- Advertisement -

Waxaan boggaadineynaa in dhammaan dhinacyadu aqbaleen iney Muqdisho isugu yimaadaan, waxaana ku baaqeynaa in danta guud loo tanaasulo oo aan waqti kale laga lumin shacabka Soomaaliyeed ee indhaha iyo dhaggaha ku haya shanqarta siyaasiyiinta.

Wixii hadda kadib sii jiitama waxaa ay ka marqaati kici doonaan damac liita iyo mas’uuliyad darro, waxaana ceebteeda qaadan doonta ciddii fasha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts