HomeWararDFS oo sheegtay in Lagu guuleystay diyaarinta sharciga la dagaalanka...

DFS oo sheegtay in Lagu guuleystay diyaarinta sharciga la dagaalanka musuqa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Xasan Xuseen Xaaji  ,ayaa manta ka warbixiyay qodobo la xiriiray sida ay lagama maarmaanka u tahay dowlad wanaagga iyo toosinta maamulka hey’adha xukuumaddda Federaalka ee Soomaaliya. Wasiirka oo manta ka hadlay  kulanya todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Lagu guuleystay diyaarnta  sharciga la dagaalanka musuqa  iyo dhismaha guddi madax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Xasan Xuseen Xaaji  ,ayaa manta ka warbixiyay qodobo la xiriiray sida ay lagama maarmaanka u tahay dowlad wanaagga iyo toosinta maamulka hey’adha xukuumaddda Federaalka ee Soomaaliya.

Wasiirka oo manta ka hadlay  kulanya todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Lagu guuleystay diyaarnta  sharciga la dagaalanka musuqa  iyo dhismaha guddi madax bannaan oo u howlgala ilaalinta hantida umadda.

- Advertisement -

Mudane Xasan Xuseen Xaaji  ayaa sheegay im ay socdaan sameynta qorsho lagu dhameystirayo habraaca aasaasiga u ah shaqada guddiga madaxa bannaan iyo meel marinta sidii heyadaha dowaladda loogu dabaqi lahaa dhaqangalinta sharciga la dagaalanka musuqa.

Wasiirku,waxa uu Soo jeediyay in la taageero qorshaha dowladda ee ku aadan la dagaalanka musuqa iyo toosinta maamulka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts