HomeWararFaah faahin:-Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Faah faahin:-Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaar ka u ah Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay qarax khasaare kala duwan gaystay. Wararku waxaa ay sheegayaan  in qaraxu uu ka dhacay Xarunta Maamulka Degmada iyo Masaajidka Jaamaca ee Kismaayo, waxaana qaraxa fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qaraxa. Jugta qaraxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaar ka u ah Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay qarax khasaare kala duwan gaystay.

Wararku waxaa ay sheegayaan  in qaraxu uu ka dhacay Xarunta Maamulka Degmada iyo Masaajidka Jaamaca ee Kismaayo, waxaana qaraxa fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qaraxa.

- Advertisement -

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay xaafada ay ka kooban tahay Magaalada Kismaayo, waxaana xiliga uu qaraxu dhacayay Masaajidka ku tukanayay Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Guddoomiyaha Rugta ganacsiga Jubbland Shaafi Raabi Kaahin ayaa lasoo weriyay inuu kamid ahaa mas’uuliyiinta ku jiray Masaajidka, waxaana soo gaaray dhaawac Culus, iyadoona loola cararay Xarun Caafimaad

Wali ma cadda khasaaraha rasmiga ah eek a dhashay qaraxaas ismiidaaminta ah, balse waxaa lasoo sheegayaa in uu jiro khasaare ka dhashay.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts