HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo la kulmay Madaxda Xisbiyada

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Madaxda Xisbiyada

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan xasaasi ah waxaa uu la qaatay  Madaxda Xisbiyada Mucaaradka ah. Madaxweynaha Galmudug ayaa kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada Dalka, Waxaana kulanka looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay  ugu weyntahay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 iyo Sidii loo dhammeytiri lahaa heshiiskii […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan xasaasi ah waxaa uu la qaatay  Madaxda Xisbiyada Mucaaradka ah.

Madaxweynaha Galmudug ayaa kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada Dalka, Waxaana kulanka looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay  ugu weyntahay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 iyo Sidii loo dhammeytiri lahaa heshiiskii hannaanka doorashada ee lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb-3.

- Advertisement -

Waxaa kulanka qayb ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, iyadoo Madaxda  Xisbiyada  ay ka mid ahaayeen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamamuud iyo Madax kale.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories