HomeWararDowladda Kenya oo amar ku bixisay in lasoo xiro Mas’uuliyiin

Dowladda Kenya oo amar ku bixisay in lasoo xiro Mas’uuliyiin

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Kenya ayaa amar ku bixisay in lasoo xiro Barasaabka Magaalada Gaarisa, iyadoo ay jiraan eedeymo loo soo jeediyay. barasaabka Gaarisa Cali Bunow Qorane ayaa maxkamadi amartay in lasoo xiro isaga iyo afar ruux oo kale kuwaas oo ku  lug-yeeshay Masuq-maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne  sida lagu soo eedeyay. Amarka lagu soo xirayo ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa amar ku bixisay in lasoo xiro Barasaabka Magaalada Gaarisa, iyadoo ay jiraan eedeymo loo soo jeediyay.

barasaabka Gaarisa Cali Bunow Qorane ayaa maxkamadi amartay in lasoo xiro isaga iyo afar ruux oo kale kuwaas oo ku  lug-yeeshay Masuq-maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne  sida lagu soo eedeyay.

- Advertisement -

Amarka lagu soo xirayo ayaa waxaa bixiyay Agaasimaha waaxda dacwad oogista Kenya Noordin Haji, waxaana uu sheegay in si deg deg ah lagu soo qabto barasaabka iyo tuhmanayaal kale oo la sheegay in ay xatooyo ku keceen.

Lacag ka timid Bankiga Adduunka  oo caddadeedu gaaraysay 235 milyan oo shillin ayaa si gaar ah loogu eedeyay in ay jeebka ku riteen Mas’uuliyiinta la amray in la soo xiro.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts