HomeWararWasaaradda gargaarka iyo maaraynta Musiibooyinka oo digniino soo saartay

Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta Musiibooyinka oo digniino soo saartay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka dawladda FS ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in la filan karo fatahaad baaxad leh oo uu todobaadka soo socda samayn karo wabiga Shabeelle, maadaama la saadaalinayo in roobab mahiigaan ah ay ka da’aan dhulka sare ee Ethiopia oo wabigu ka soo bilowdo. Warbixin ka soo baxday wasaaradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka dawladda FS ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in la filan karo fatahaad baaxad leh oo uu todobaadka soo socda samayn karo wabiga Shabeelle, maadaama la saadaalinayo in roobab mahiigaan ah ay ka da’aan dhulka sare ee Ethiopia oo wabigu ka soo bilowdo.

Warbixin ka soo baxday wasaaradda ayaa lagu sheegay in haatanba xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu wabigu ku fatahay, ayna ka dhalatay saamayn nololeed.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts