HomeWararMadaxweyne ku Xigeenka Puntland oo shaqada ka joojiyay Mas’uuliyiin

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo shaqada ka joojiyay Mas’uuliyiin

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland  ahna ku simaha madaxweynaha  Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Aminiga maamulka Puntland Ismaacil Saleebaan Geelle. Ila xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in sababta keentay in Wasiir ku xigeenka Shaqada laga joojiyo ay la xariirto kadib markii uu ka maqnaa shirkii Goloha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland  ahna ku simaha madaxweynaha  Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Aminiga maamulka Puntland Ismaacil Saleebaan Geelle.

Ila xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in sababta keentay in Wasiir ku xigeenka Shaqada laga joojiyo ay la xariirto kadib markii uu ka maqnaa shirkii Goloha Wasiirada Puntland, waxaana sidoo kale la sheegay in uu Maadxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash uu booqday xarunta Wasaaradda oo uu ka maqnaa shaqada wasiir ku xigenka shaqada laga joojiyay.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale shaqo joojin lagu sameeyey 8 ruux oo ay ku jiraan Agaasimayaal, wararka ayaa intaas ku daray in  xubnaha shaqa joojinta lagu sameeyay ay ku jiraan kuwo si weyn ugu dhaw madaxweyne Deni oo la sheegay in ay qayb weyn kasoo qaateen Olalihii doorashada Siciid Cabdullaahi Deni.

Wali ma cadda sababaha shaqada looga joojiyay Xubnaha 8-da ah, waxaana la sheegay in ay u badan yihiin shaqaalaha madaxtooyada Puntland.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts