HomeWararDFS oo Cambaareysay Qarax lala beegsaday Maqaayad ku taalla Muqdisho

DFS oo Cambaareysay Qarax lala beegsaday Maqaayad ku taalla Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay Qarax galabta lagu weeraray Maqaayadda Blue-SKY oo uu isku qarxiyay qof waxyaabaah qarxa isku soo xiray. Dowladda ayaa Cambaaraysay qaraxa, waxaana ay sheegtay in qaraxaas ay ka danbeeyeen dagaalamayaasha Al-shabaab. War-saxaafadeedka kasoo baxay  wasaaradda warfaafinta xukuumadda FS ayaa lagu sheegay in  Al-shabaab ay galabta qarax la beegsatay dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay Qarax galabta lagu weeraray Maqaayadda Blue-SKY oo uu isku qarxiyay qof waxyaabaah qarxa isku soo xiray.

Dowladda ayaa Cambaaraysay qaraxa, waxaana ay sheegtay in qaraxaas ay ka danbeeyeen dagaalamayaasha Al-shabaab.

- Advertisement -

War-saxaafadeedka kasoo baxay  wasaaradda warfaafinta xukuumadda FS ayaa lagu sheegay in  Al-shabaab ay galabta qarax la beegsatay dad shacab ah oo ku nasanayey maqaayad ku taal agagaarka taallada Xaawa-taako ee magaalada Muqdisho.

Hoos ka aqriso War-saxaafadeedka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts