HomeWararJubaland oo war kasoo saartay caqabadaha haysta Shirka Muqdisho

Jubaland oo war kasoo saartay caqabadaha haysta Shirka Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Jubbaland ayaa War ka soo saartay sababta uu furmi la’yahay shirkii la filayay in uu muqdisho uga furmo madaxda Dowladda Federaalka, Jubbaland & Puntland kaasi oo qorshuhu haa in Magaalada muqdisho uu ka furmo. Agaasimaha Warfaafinta maamulka Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa war kasoo saaray isagoo sheegay in ay jiraan waxyaabo dhowr ah oo loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jubbaland ayaa War ka soo saartay sababta uu furmi la’yahay shirkii la filayay in uu muqdisho uga furmo madaxda Dowladda Federaalka, Jubbaland & Puntland kaasi oo qorshuhu haa in Magaalada muqdisho uu ka furmo.

Agaasimaha Warfaafinta maamulka Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa war kasoo saaray isagoo sheegay in ay jiraan waxyaabo dhowr ah oo loo baahan yahay in si gaar ah loo eego, waxaana uu sheegay in ay jiraan caqabada heysata shirka Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Puntland iyo Jubbaland.

- Advertisement -

“Madaxweynaha Jubbaland Miiska wada hadalka kuma fadhiyo Jubbaland oo Gedo ka maqan tahay, wuxuu ku fadhiyaa Jubbaland-ta Guud, Heshiis guudna waxaa uu iman karaa marka Gedo gacanta Jubbaland lagu soo celiyo” ayuu yidhi afhayeenka u hadlay jubaland.

Waxaa uu sheegay in sababta keentay in xiligaan laga hadlo Gobolka Gedo ay tahay mid daba socota shirkii Dhuusamareeb2 oo uu sheegay in uu gogol xaar u ahaa doorasho dalka ka dhacada.

Isagoo eed xooggan u jeediyay Madaxda dowladda dhexe oo uu sheegay in shirku uu dhankooda ka fuli waayayn, waxaana  si gaar ah dowladda ugu eedeyay in ay fulin waayen waxyaabo la isku af-gartay shirkii Dhuusamareb2.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Maddobe ayuu sheegay Afhayeenku in uusan Gobolka Gedo oo kaliya uusan Kursiga ugu fadhin, balse Kursiga uu ugu fadhiyo dhammaan Jubbland,waxaana shuruud addeg uu uga dhigay shirka muqdisho in dib gacanta Jubbland loogu soo celiyo guud ahaan Gobolka Gedo oo horay ay dowladda dhexe Ciidan ugu daaabushay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts