HomeWararDab ka kacay Hoteel ku yaalla Muqdisho iyo Khasaaraha ka dhashay +...

Dab ka kacay Hoteel ku yaalla Muqdisho iyo Khasaaraha ka dhashay + Sawiro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waaxda Gurmadka degdegga ayaa ku guuleystey daminta dab ka kacay Hoteelka Royal Palace ee ku yaala Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir. Howlwadeenada Waaxda Gurmadka degdega ah oo gaarmay markii lagu soo wargeliyay dabka ka kacay Hotelka ayaa durba ku guuleystay inay damiyaan. Agaasimaha Waaxda Gurmadka ayaa sheegay in dabka uu dhaliyey qasaare balse ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Gurmadka degdegga ayaa ku guuleystey daminta dab ka kacay Hoteelka Royal Palace ee ku yaala Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.

Howlwadeenada Waaxda Gurmadka degdega ah oo gaarmay markii lagu soo wargeliyay dabka ka kacay Hotelka ayaa durba ku guuleystay inay damiyaan.

- Advertisement -

Agaasimaha Waaxda Gurmadka ayaa sheegay in dabka uu dhaliyey qasaare balse ay ka hortegeen in uu ku faafo hotelka intiisa kale, isagoo intaa ku daray in shan shaqaale ah oo ka mid ah gurmadka degdeg ah ay dhaawacyo ka soo gaareen intii ay ku howlanaayeen gudashada waajibaadka loo igmaday, kuwaasi oo uu Alle uga baryay inuu u boog dhayo..

Waxa kale oo goobta gaarey Gudoomiyaha Degmada C/casiis iyo Taliska Saldhigga oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Waaxda Gurmadka degdeg ah ay uga mahadcelinayaan sida ay ugu soo jawaabeen arrinta oo ayna ku guuleysteen inay damiyaan dabka.

Ilaa iyo hadda lama oga waxa sababay dabka, balse waxaa jirta qasaare hantiyadeed oo uu geystay dabka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts