HomeWararFaah faahin:-Guddoomiye deegaan oo lagu dilay Magaalada Baladweyne

Faah faahin:-Guddoomiye deegaan oo lagu dilay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka helayno Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in goordhow Magaaladaas lagu dilay Guddoomiye ka tirsan maamulka Gobolkaaasi Hiiraan. Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Xaawo taako ee Magaalada Baladweyne  waxaana  dilka fuliyay Dableey hubeeysan sida ay inoo sheegeen joobjoogayal ku sugan halka falku uu ka dhacay. Gudoomiyaha la dilay ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in goordhow Magaaladaas lagu dilay Guddoomiye ka tirsan maamulka Gobolkaaasi Hiiraan.

Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Xaawo taako ee Magaalada Baladweyne  waxaana  dilka fuliyay Dableey hubeeysan sida ay inoo sheegeen joobjoogayal ku sugan halka falku uu ka dhacay.

- Advertisement -

Gudoomiyaha la dilay ayaa waxa lagu magaacaabi jiray Cabdullaahi bilig Bilig, waxaana uu ahaa guddoomiyaha Deegaanka Hees  ee hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in la dilay sidoo kale Kooxdii dilka u gaysatay Marxuumka, ma jiro wax war rasmi ah oo kasoo baxay maamulka Gobolka oo ay kaga hadlayaan dilka loo gaystay guddoomiyihii degaanka Hees ee Hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts