HomeWarar Somaliland oo heshiis Cusub la saxiixatay Shiinaha

 Somaliland oo heshiis Cusub la saxiixatay Shiinaha

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Somaliland ayaa sheegtay in ay heshiis la gaartay dalka Shiinaha, heshiiskaas oo ku saabsan iskaashi u dhexeeya labada dhinac, waxaana Magalada hargeysa ee xarunta Somaliland ku sugnaa seddexdii maalmood ee lasoo dhaafay wafdi ka socda Shiinaha. Wafdiga Shiinaha ayaa waxa hoggaaminayay Wakiilka Shiinaha u qaabilsan iskaashiga Africa Ambassador Zhou Yuxiao, waxaana Madaxtooyada Somaliland kusoo dhaweeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Somaliland ayaa sheegtay in ay heshiis la gaartay dalka Shiinaha, heshiiskaas oo ku saabsan iskaashi u dhexeeya labada dhinac, waxaana Magalada hargeysa ee xarunta Somaliland ku sugnaa seddexdii maalmood ee lasoo dhaafay wafdi ka socda Shiinaha.

Wafdiga Shiinaha ayaa waxa hoggaaminayay Wakiilka Shiinaha u qaabilsan iskaashiga Africa Ambassador Zhou Yuxiao, waxaana Madaxtooyada Somaliland kusoo dhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

- Advertisement -

Somaliland oo war kasoo saartay kulanka oo Hargeysa kusoo gaba-gaboobay ayaa sheegtay in labada dhinaca ayn ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay  ka mid yihiin iskaashiga dhaqalaha, Ganacsiga iyo Horumarka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo  iskaashiga Caalamiga ah Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in ay Shiinaha iyo Somaliland ka wada hadleen xoojinta xariirka u dhexeeya Dowladda Shiinaha iyo Xukuumadda Soomaliland.

Waxaa uu sheegay in Somaliland ay soo dhaweyday xiriirka cusb ee ay yeelanayaan labada dhinac, waxaa uu sidoo kale sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay xoojinta wada shaqaynta, ayna waddamada caalamka kula dhaqmayaan siyaasad ku dhisan fur-furnaan.

- Advertisement -

Wafdiga ka socda Shiinaha ayaa maal-mahan ku sugnaa Somaliland iyagoo madaxweynaha la yeelanayay kulamo, waxaana la sheegay in ay kala hadleen arrimo dhowr ah,  balse wararka qaar ayaa sheegay in Somaliland lagu cadaadinayo sidii ay xiriirka ugu jari laahyd Taiwan oo ay dhawaan ku dhaqaaqday Somaliland in ay xiriir cusub la yeelatay, inkastoo ay sheegeen in arrimaha laga wada hadlay aysan ku jirin xiriirka Somaliland iyo Taiwan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts