HomeWararKooxda Macawiisley oo guulo ka sheegtay Dagaal ay Alshabaab la galeen

Kooxda Macawiisley oo guulo ka sheegtay Dagaal ay Alshabaab la galeen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka helayno Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Macawisley iyo Alshabaab ay ku dagaalamaneen degaanno ka tirsan Gobalkaas. Mid ka mid ah kooxda Macawisleyda oo waraysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay dagaal ay la galeen Alshabaab ay guulo ka gaareen, waxaa uu sheegay in guddoomiye ku xigeenkii  Xarardheere ee Al-shabaab ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Macawisley iyo Alshabaab ay ku dagaalamaneen degaanno ka tirsan Gobalkaas.

Mid ka mid ah kooxda Macawisleyda oo waraysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay dagaal ay la galeen Alshabaab ay guulo ka gaareen, waxaa uu sheegay in guddoomiye ku xigeenkii  Xarardheere ee Al-shabaab ay ku dileen dagaalkaas, kaasoo sida ay sheegeen ku dhuumaalaysanyay degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Kooxda macawisleyda aya intabadan waxaa ay la dagaalamaan Alshabaab, waxaana kooxdani inta badan yihiin dad xoola dhaqato ah oo si iskood ah isku abaabulay.

Halkaan ka dhagayso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts