HomeWararCumar Filish oo digniin adag u diray Maleeshiyaad dhac ka geysta degmooyinka...

Cumar Filish oo digniin adag u diray Maleeshiyaad dhac ka geysta degmooyinka G/Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cumar Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Mgalaada  Muqdisho ayaa sheegay in degmada Karaan ay ka mid tahay degmooyinka Gobolkan Banaadir ugu baaxadda weyn balse waxaa uu sheegay in ay jiraan shaqsiyaad qaswadayaal ah oo degmada  amingeeda caqabad ku ah. Guddoomiyaha oo hadal ka jeediyay kulan amniga looga hadlaayy oo lagu qabtay Degmada Kaaraan ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cumar Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Mgalaada  Muqdisho ayaa sheegay in degmada Karaan ay ka mid tahay degmooyinka Gobolkan Banaadir ugu baaxadda weyn balse waxaa uu sheegay in ay jiraan shaqsiyaad qaswadayaal ah oo degmada  amingeeda caqabad ku ah.

Guddoomiyaha oo hadal ka jeediyay kulan amniga looga hadlaayy oo lagu qabtay Degmada Kaaraan ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin shaqsiyaadka danaha gaarka ah leh ee degmada ka wada waxyaabaha aminiga liddiga ku ah, ayna tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan qof waliba oo dhibaato ku ah degmada.

- Advertisement -

Dadka shacabka ah eek u dhaqan degmada ayuu ugu baaqay in ay ka qayb qaataan nabadda, isla markaana ay la shaqeeyaan maamulka degmada si loo helo xasilooni guud, waxaana uu shacabka ugu baaqay in ay la yimaadaan aragtiyo ay kaga qayb qaadan karaan ammaanka  iyo guud ahaanba horumarka degmadaas.

Dadka shacabka ah ee ku dhaqan degmada Karaan ayaa dhawaanahaan waxaa ay ka cabanayeen amini darro ay sheegeen in ay degmada ka jirto, waxaana jirta in xilliyada qaar ay Degmadaas ka dhacaan falal ammaanka lidi ku ah.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts