HomeWararSawirro:- Wararkii ugu dambeeyay Diyaaraddii ku dhacday Magaalada Beledweyne

Sawirro:- Wararkii ugu dambeeyay Diyaaraddii ku dhacday Magaalada Beledweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay diyaarad weyn oo dhowr daqiiqo kahor ku dhacday Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Diyaaraas oo aheyd nooca Xamuulka qaado ah ayaa sida la sheegay siday Deeq Gargaar ah ayna ka timid dalka Jabuuti, isla markaana waxaa ku burburtay gudaha Garoonka diyaaradaha Baladweyne. Wararka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay diyaarad weyn oo dhowr daqiiqo kahor ku dhacday Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Diyaaraas oo aheyd nooca Xamuulka qaado ah ayaa sida la sheegay siday Deeq Gargaar ah ayna ka timid dalka Jabuuti, isla markaana waxaa ku burburtay gudaha Garoonka diyaaradaha Baladweyne.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in 3 dex qof oo saarnaa diyaaradda lab aka midana ay yihiin dulliyaal lagasoo badbaadiyay diyaaraddaas maanta ku burburtay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif.

Dhanka kalana Warar madax bannaan aay sheegayaa in diyaaradda aay leedahay dowladda jabuuti ay sidday raashin gar-gaar ah oo loogu talagalay in loo qeybiyo dadkii uu saameynta ku yeeshay fatahaadda Webisha Shabeelle ee mara magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Shilka diyaaraddaan ayaa yimid kadib markii dab xooggan uu ka kacay xilli ay doonaysay in ay caga dhigato garoonka,iyada oo sawirro lasoo qaaday ay muujinayeen bur-bur xoog leh oo soo gaaray diyaaradda iyo uuro Madow oo ka baxaysa goobta ay ku dhacday.

- Advertisement -

Dad badan ayaa ku xoomay goobta diyaaraddu ay ku dhacday kuwaas oo qaarkood u gurmanayay halka kuwa kalana ay u tageen si ay u daawadaan,iyada oo ciidamada ammaanka magaalada Beledweyne ay la wareegeen ammaanka goobta ay diyaaraddu kusoo dhacday.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts