HomeWararDEG DEG:-Diyaarad Goordhow ku dhacday Magaalada Baladweyne

DEG DEG:-Diyaarad Goordhow ku dhacday Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas ay kusoo dhacday diyaarad. Diyaaradaas ayaa waxaa la sheegayaa inuu ka kacay dab xoogan, isla markaana waxaa socda dadaalo xoogan oo lagu deminayo dabkaas ka kacay diyaardaas kusoo dhacday Garoonka Baladweyne. Sidoo kale diyaarada soo dhacday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas ay kusoo dhacday diyaarad.

Diyaaradaas ayaa waxaa la sheegayaa inuu ka kacay dab xoogan, isla markaana waxaa socda dadaalo xoogan oo lagu deminayo dabkaas ka kacay diyaardaas kusoo dhacday Garoonka Baladweyne.

- Advertisement -

Sidoo kale diyaarada soo dhacday ayaa wararka qaarkood sheegayaan inay tahay nooca xamuulka qaado ah, taasi oo siday raashin, waxaana goobta ku sugan Ciidamo ka tirsan amniga Gobolka Hiiraan.

Weli lama oga sababta keentay in diyaaradaas soo dhacdo, hayeeshee dad ku sugan meel aan sidaas uga fogeyn Garoonka diyaaradaha Baladweyne ayaa soo sheegaya in diyaaradaas ay lugaha u bixi waayeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts