HomeWararSawirro:-Sidee Ra'iisul Wasaare Kheyre loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb?

Sawirro:-Sidee Ra’iisul Wasaare Kheyre loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisal wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka digey garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee  magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Ra’iisal wasaaraha Khayre  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladaasi, xili ilaa saaka ay socotay qaban qaabada soo dhoweynta wafdigaasi. Madaxweynaha Galmudug, Axmed (Qoor-Qoor) madaxweynaha Jubbaland, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka digey garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee  magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Ra’iisal wasaaraha Khayre  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladaasi, xili ilaa saaka ay socotay qaban qaabada soo dhoweynta wafdigaasi.

- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug, Axmed (Qoor-Qoor) madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islmaan (Axmed Madoobe) madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdiwaare Wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedka galmudug,madaxda ugu sareysa galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa soo dhaweeyay wafdiga ra,isulwasaare Kheyre.

Ra’isulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa inuu kulamo la qaato Madaxda maamul goboleedyada oo iyaguna ku sugan Dhuusamareeb, oo uu maalmihii u dambeeyay uga socday kulamo gooni gooni ah.

Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ka wada-hadli doona arrimaha  la xiriira arrimaha doorashooyinka iyo sidii loo adkeyn lahaa wadashaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka.

- Advertisement -

Ugu dembeyn magaalada Dhuusamareeb ayaa markale marti-gelin doonta shir u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamulada, iyada uu soo dhammaaday wajigii kowaad ee shirka wadatashiga madaxda dowlad goboleedyada dalka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts