HomeWararMadaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe iyo Ujeedkiisa

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe iyo Ujeedkiisa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi la socday ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka maqnaa. Madaxweyne Saciid Deni ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Dhuusamareeb oo uu uga qeyb galay Shirka wadatashiga Wejiga koowaad ee yeesheen Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada dalka. Ujeedka uu dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi la socday ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka maqnaa.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Dhuusamareeb oo uu uga qeyb galay Shirka wadatashiga Wejiga koowaad ee yeesheen Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada dalka.

- Advertisement -

Ujeedka uu dib ugu laabtay Garoowe, Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa tahay sidii uu uga qeyb geli lahaa Aaska loo sameeynayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday Turkiga.

Aaska kadib ayuu Madaxweynaha dib ugu laaban doonaa Magaalada Dhuusamareeb uu kasoo baxay, isla markaana waxaa uu halkaas uga qeyb geli doonaa Wejia labaad ee Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts