HomeWararMadaxweyne Deni oo ka qeyb galay kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Madaxweyne Deni oo ka qeyb galay kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay kulan casho sharaf ah oo ay Gaalkacyo ugu sameysay Madaxweynaha iyo Wafdigiisa Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Marwo Aamina Cismaan Xaaji. Kulanka Cashada ah waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Xubno isugu jira Goleyaasha Dowladda, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay kulan casho sharaf ah oo ay Gaalkacyo ugu sameysay Madaxweynaha iyo Wafdigiisa Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Marwo Aamina Cismaan Xaaji.

Kulanka Cashada ah waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Xubno isugu jira Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka, kan degmada, Saraakiil Madaxtooyo iyo Haweenka Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Dni ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo isaga oo kulamo kala duwan kula qaatay masuuliyiin ka tirsan maamulkaas shalay oo ugu dambeysana waxa uu ku shir guddoomiyay Shirka golaha wasiirada Puntland.

U jeedasa safarka uu ku joogay magaalada Gaalkacyo ayaa salka ku heysay kulankii dhexmaray isaga iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyada oo markii dambana ay heshiisyo gaaareen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts