HomeWararRa'iisul Wasaaraha Norway oo hambalyo u diray Madaxweyne Farmaajo

Ra’iisul Wasaaraha Norway oo hambalyo u diray Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu horayn Ra’iisul Wasaaruha Norway oo telfoonka kula soo xiriirtay madaxweynaha JFS waxay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeysay 60-guurada ka soo wareegtay xornimada iyo midnimada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo Waxa uu uga mahadceliyey Norway kaalinta muhiimka ah ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg.

Ugu horayn Ra’iisul Wasaaruha Norway oo telfoonka kula soo xiriirtay madaxweynaha JFS waxay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeysay 60-guurada ka soo wareegtay xornimada iyo midnimada Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo Waxa uu uga mahadceliyey Norway kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadaneyso xoojinta hay’adaha dowladda iyo dib u habeynta dhaqaalaha dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha JFS iyo ra’iisul wasaaraha Norway ayaa sidoo kale ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimaha ku saabsan doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya.

Waa mas’uulkii labaad oo telfoonka kula soo hadlay Madaxweynaha JFS uguna hambalyeeya xuska 60-guurada xorriyadda Soomaaliya muddo ka yer 24 gydahooda,horey waxaa ula soo xiriiray ra’iisul wasaaraha Dalka Talyaaniga oo salaana uga siday madaxweynaha wadankaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories