HomeWararGuddiga loo saaray shaqaaqadii Dhuusamareeb oo War hordhac ah soo saaray

Guddiga loo saaray shaqaaqadii Dhuusamareeb oo War hordhac ah soo saaray

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddiga Saraakiisha ka kooban ee loo saaray baaritaanka iyo xaqiiqo raadinta dagaalkii maanta ku dhexmaray Magaalada Dhuusamareeb Ciidamada NISA iyo kuwa Haramacad ayaa wada kulamo xiriir ah oo ay la yeesheen Saraakiisha labada dhinac ee Dagaalamey oo wax laga waydiinayo mas’uuliyada Dagaalka dhacay iyo sida uu ku bilowday. Gudigga ayaa si hordhac ah u xaqiijiyay […]

- Advertisement -

Guddiga Saraakiisha ka kooban ee loo saaray baaritaanka iyo xaqiiqo raadinta dagaalkii maanta ku dhexmaray Magaalada Dhuusamareeb Ciidamada NISA iyo kuwa Haramacad ayaa wada kulamo xiriir ah oo ay la yeesheen Saraakiisha labada dhinac ee Dagaalamey oo wax laga waydiinayo mas’uuliyada Dagaalka dhacay iyo sida uu ku bilowday.

Gudigga ayaa si hordhac ah u xaqiijiyay in Ciidamada Dowlada ee dagaalamay ay soo gaareen dhaawacyada 6 Askari, sidoo kale qof shacab ah ay wiiftu ku haleeshay Masjidka Al-Raxma xili uu ku jiray salaada Duhur, tirada guud ee dhaawacyada ayaa ah Todobo ruux.

- Advertisement -

Waa dagaalkii labaad ee Dhuusamareeb ku dhexmara ciidamada Dowladda tan iyo markii xilka Galmudug loo doortay Madaxweyne Cabdi Kaariye Qoorqoor, wuxuuna dagaalkaas kusoo aaday, xili Madaxda ugu sarreeysa Maamulkaas ay ka wada maqan yihiin Dhuusamareeb.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories